Boggageyga (Mina sidor)

Boggageyga, waxaad ka dabagali kartaa dhammaan dacwadaha halka aad ku muujiysay xiisaha. Waxaa sidoo kale jirta warbixin halkaan taasi oo ku saabsan waqtigaaga liiska, iyo liiska qidmadaada. Boggageyga (Mina sidor), waxaad sidoo kale cusbooneysiin kartaa warbixintaada gaarka ah. Si aad u gashid Bogageyga (Mina sidor), waxaad kowdii u baahan tahay inaad gashid.

Gelitaanka

Qaabka ugu sahlan ee ugu bad qab badan ee loo galo waa isticmaalidda Aqoonsiga Bangiga (Bank-ID). Haddii aadan laheyn gelitaanka Aqoonsiga Bangiga, waxaad aasaasan kartaa akoonka si aad ugu gashid ciwaanka i-meelka iyo furaha.

Hadalka xiiseynta iyo meesha liiska

Gal oo lasoco:

Dabaqyadee weeye kuwa gaarka ah ee aad diiwaan galin karto inaad danayneyso.

Muxuu yahay waqtigeyga aan sugayo ee safka aan kujiro?

Maamul codsiyadaada. Kan hadda iyo kuwii horeba.

Qarashka sannadlaha ah – miyaa la bixiyay?

Sidoo kale waad cusbooneysiin kartaa xogta ku saabsan cinwaanka si aan u awoodno inaan si fudud adiga kuula soo xiriirno.

 

Eegidda casuumaadaha

Haddii aad tahay mid ka mid ah kuwa leh waqtiga liiska dheer ee ka mid ah kuwa muujiyay xiiseynta daganaanshaha, waxaan kuu soo direynaa casuumaadda eegidda. Dhammaan warbixinta ku saabsan eegidda waxaa laga heli karaa Bogageyga (Mina sidor). Eegida kadib, waxaad u baahaneysaa inaad xareysid jawaabta sida haddii aad weli xiiseyneysid daganaanshaha. Waad xareyn kartaa jawaabta Bogageyga (Mina sidor).

Cusbooneysii warbixintaada

Waxaad cusbooneysiineysaa daqligaaga- iyo warbixinta xiriirka ee nafsadaada. Sidoo kale, hubi inaan kuu hayno labadaba ciwaanka i-meelka iyo lambarka taleefonka adiga, si markaas aan si dhaqso ah kuula soo xiriirno tusaale ahaan, eegidda ama casuumaadda, ama iyo warbixinta kale ee muhiimka ah.

Waqtiga liiska iyo qidmada liiska

Bogga bilowga ee Mina sidor, waxaad ku arkeysaa waqtigaaga liiska - tusaale ahaan, intee ayaad ku jirtay liiska  daganaanshaha. Waxaad sidoo kale arkeysaa haddii qidmada liiskaaga la bixiyay, iyo goorta ogeysiinta liiska ugu dambeeyay la soo diray.

Codsadayaasha aad isla nooshihiin

Waad ku dari kartaa codsadaha aad isla nooshihiin. Codsadaha aad isla shaqeysaan waa qofka aad rabtid inaad la noolaatid. Faa'idada lagu darayo codsadaha aad isla nooshihiin waa mida qaar ka mid milkiilayaasha ay ogolaanayaan inay wada xisaabiyaan daqliyadaada. Xaaladaha daqliga, qofka aad isla shaqeysaan sidoo kale waalagu dari karaa heshiiska.